HomeCaalamkaMilatariga Itoobiya oo dilay 40 ruux oo lala xariiriyay Xasuuq hore

Milatariga Itoobiya oo dilay 40 ruux oo lala xariiriyay Xasuuq hore

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Militariga Itoobiya ayaa dilay in ka badan 40 nin oo lala xiriiriyay xasuuq gobolka Benishangul-Gumuz loogu geystay ugu yaraan 100 qof oo ay carruur ku jiraan, sida ay shaacisay warbaahinta dowladda. Shan saraakiil oo isugu jira kuwo hore uga tirsanaa dowladda iyo qaar hadda ka tirsan ayaa sidoo kale loo xiray qalalaasaha ammaan ee ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Militariga Itoobiya ayaa dilay in ka badan 40 nin oo lala xiriiriyay xasuuq gobolka Benishangul-Gumuz loogu geystay ugu yaraan 100 qof oo ay carruur ku jiraan, sida ay shaacisay warbaahinta dowladda.

Shan saraakiil oo isugu jira kuwo hore uga tirsanaa dowladda iyo qaar hadda ka tirsan ayaa sidoo kale loo xiray qalalaasaha ammaan ee ka taagan gobolka.

- Advertisement -

Eedeysanayaasha ayaa weerar ay Arbacadii qaadeen waxaa la sheegay inay gubeen guryaha dadka tuulada oo hurdaya, isla markaana ay toogteen ayna toorrey la dhaceen dadka.

Weerarkan ayaa ku soo aaday maalin kaddib markii Ra`iisul Wasaare Abiy Ahmed uu booqday gobolka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts