HomeCaalamkaMadaxweynaha Mareykanka oo magacaabay xoghaye cusub

Madaxweynaha Mareykanka oo magacaabay xoghaye cusub

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Joe Biden ayaa Arbacadii gudoomiyaha waxbarashada ee gobolka Cennectcut Miguel Cardona u magacaabay inuu noqdo xoghayahiisa waxbarashada isagoo sheegay inuu yahay u doode xooggan oo waxbarashada iskuullada dadweynaha, kaas oo hogaamin kara wasaaradda iyo halganka loogu jiro waxbaridda ardayda iyadoo la ilaalinayo badqabkooda inta lagu jiro aafada Coronavirus. Biden oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Joe Biden ayaa Arbacadii gudoomiyaha waxbarashada ee gobolka Cennectcut Miguel Cardona u magacaabay inuu noqdo xoghayahiisa waxbarashada isagoo sheegay inuu yahay u doode xooggan oo waxbarashada iskuullada dadweynaha, kaas oo hogaamin kara wasaaradda iyo halganka loogu jiro waxbaridda ardayda iyadoo la ilaalinayo badqabkooda inta lagu jiro aafada Coronavirus.

Biden oo ka hadlayay magaalada Wilmington ee gobolka laga soo doorto Delaware ayaa sheegay inay taasi sameyn karaan hadii iskuullada degmooyinka, bulshada iyo gobooladaba la siiyo, wadiiqad cad oo lagu hagayo iyo dhaqaalaha oo aan hadda ku jirin miisaaniyadooda.

- Advertisement -

Waxuu intaasi ku daray in si ammaan ah wax loo baro ardayda iyadoo la dhowrayo badqabkooda ay u baahan tahay qof fahmi kara baahida loo qabo qabo ka hortagga Aafada si aysan uga sii darin sinnaan la’aanta hannaanka waxbarashada ee uu sababay COVID19.

Cardona oo 45 sano jira ah ayaa noqonaya qofkii ugu horreeyay ee kasoo jeeda bulshada Latino-ga kaas noqda xoghaya waxbarashada ee Mareykanka hadii ay ansixiyaan golaha Senat-ka ee Mareykanka, sidoo Cardona ayaa loo magaacabay madaxa waxbarashada ee gobolka Connecticut bilo ka hor dillaacii Aafada COVI19 ee bishii March.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts