HomeCaalamkaBasaas ku xiran dalka Ruusha oo xaaladdiisa Nololeed laga dayrinayo

Basaas ku xiran dalka Ruusha oo xaaladdiisa Nololeed laga dayrinayo

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Paul Whelan oo lagu helay dambi ah inuu yahay basaas Mareykan ah ayaa isku diyaarinaya inuu ciida masiixiga ku qaato xero shaqaale oo Ruush ah, iyadoo wadahadalladii looga hadli lahaa siideyntiisa ay hakad galeen. Wareysigiisii ugu horreeyay oo faahfaahsan tan iyo markii la xidhay, Mr Whelan wuxuu ku tilmaamay nolosha lagu xidhay in lala xidhay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Paul Whelan oo lagu helay dambi ah inuu yahay basaas Mareykan ah ayaa isku diyaarinaya inuu ciida masiixiga ku qaato xero shaqaale oo Ruush ah, iyadoo wadahadalladii looga hadli lahaa siideyntiisa ay hakad galeen.

Wareysigiisii ugu horreeyay oo faahfaahsan tan iyo markii la xidhay, Mr Whelan wuxuu ku tilmaamay nolosha lagu xidhay in lala xidhay gacankudhiiglayaasha iyo tuugo ay tahay “mid aad u xun” wuxuuna ugu yeedhay mas’uuliyiinta dowladdiisa in ay wax badan ka qabtaan sidii loo soo deyn lahaa.

- Advertisement -

Ninkan oo ka tirsanaa ciidankii hore ee badda ee Maraykanka wuxuu markasta ku adkeysanayaa inuusan wax dambi ah lahayn, isagoo isku sifeeyay inuu yahay la hayste siyaasada Ruushka ah iyo maxkamadeyn “been abuur” ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts