HomeCaalamkaDowladdo ka tirsan Yurub oo ku heshiiyay in la furo xuduudka biyaha...

Dowladdo ka tirsan Yurub oo ku heshiiyay in la furo xuduudka biyaha Badda

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Dowladdaha Ingiriiska iyo Faransiiska ayaa isku afgartay in la furo xuduuda marinka badda ah ee u dhaxeysa, taas oo xirneyd ilaa habeenkii Axada ee lasoo dhaafay.

Xoghayaha gaadiidka UK Grant Shapps ayaa sheegay in arbacada saakay ah ay bilaaban doonaan gaadiidka badda iyo cirka ee u dhaxeeyay Faransiiska iyo Britain .

- Advertisement -

Grant Shapps ayaa tilmaamay in dadka xuduuda ka talaabaya la baarayo  ka hor inta aanay bixin. 2,800 gaari oo kuwa xamuulka ah ayaa ku xaniban gobalka Kent ee UK kuwaas oo sugaya in ay u gudbaan dhanka faransiiska .

Dekada magaalada Dover oo maraakiibta ay ka qaadaan gaadiidka ayaa waxaa iyana buuxa gaadiid iyo maraakiib badan oo xayiraadu qabsatay.

Malatariga iyo shaqaalaha waaxda caafimaadka ee NHS ayaa xarumo karoonaha lagu baaro ka sameysan doona gobalka Kent si ay u fududeeyaan baaritaanka dadka doonaya in biyaha English Chanel talaabaan oo dhanka faransiiska aadaan.

- Advertisement -

Faransiiska ayaa ka mid ahaa in ka badan 40 dal oo xayiraad saaray UK kadib markii laga helay nooc karoonaha ka mid ah oo si lixaad leh u faafa.

24- saac ee la soo dhaafay waxaa UK ugu dhintay xanuunka karoonaha 691 waana tiradii ugu badneyd marka loo eego afartii isbuuc ee ugu danbeysay

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories