HomeCaalamkaDalalka Yurub oo bilaabay inay mamnuucaan  safarada dalka Ingiriiska

Dalalka Yurub oo bilaabay inay mamnuucaan  safarada dalka Ingiriiska

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Dalalka Yurub ayaa bilaabay inay mamnuucid safarka ah ku soo rogaan UK kaddib markii laga helay nooc cusub oo aad u faafa oo coronavirus ah. Ireland, Jarmalka, Faransiiska, Talyaaniga, Netherlands iyo Belgium ayaa dhammaantood joojinaya safarrada UK. Kulan Midowga Yurub uu yeelanayo saakay ayaa looga doodi doonaa sidii looga fal celin lahaa arrintaas. Ra`iisul Wasaare […]

- Advertisement -

Dalalka Yurub ayaa bilaabay inay mamnuucid safarka ah ku soo rogaan UK kaddib markii laga helay nooc cusub oo aad u faafa oo coronavirus ah.

Ireland, Jarmalka, Faransiiska, Talyaaniga, Netherlands iyo Belgium ayaa dhammaantood joojinaya safarrada UK.

- Advertisement -

Kulan Midowga Yurub uu yeelanayo saakay ayaa looga doodi doonaa sidii looga fal celin lahaa arrintaas.

Ra`iisul Wasaare Boris Johnson ayaa Sabtidii soo saaray xayiraado cusub, kuwaas oo meesha ka saaraya rajadii laga qabay in xayiraadaha la khafiifiyo inta lagu guda jiro fasaxa Christmas-ka ee malaayiin qof oo dalkaas ku nool.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories