HomeCaalamkaQarax Saraakiil lala beegsaday oo ka dhacay Kenya

Qarax Saraakiil lala beegsaday oo ka dhacay Kenya

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Wararka aan ka helayno waddada xeebta ah ee gobolka Lamu ee dalka Kenya ayaa ku warramaya in Qarax lala eegtay Saraakiil iyo Ciidan ka tirsan Booliska dalka Kenya, wxaaana kasoo baxaya warar dheeraad ah oo ku aaddan Qaraxaasi. Qaraxa ayaa ahaa Miinada nooca dhulka lagu aaso, waxaana lala beegsaday Ciidanka oo amrayay waddada xeebta ah […]

- Advertisement -

Wararka aan ka helayno waddada xeebta ah ee gobolka Lamu ee dalka Kenya ayaa ku warramaya in Qarax lala eegtay Saraakiil iyo Ciidan ka tirsan Booliska dalka Kenya, wxaaana kasoo baxaya warar dheeraad ah oo ku aaddan Qaraxaasi.

Qaraxa ayaa ahaa Miinada nooca dhulka lagu aaso, waxaana lala beegsaday Ciidanka oo amrayay waddada xeebta ah ee gobolka Lamu, Ciidanka ayaa ahaa kuwa ilaalada xuduudaha loo yaqqanno (BPU), waxaana weerar kaasi ka dambeeyay Dagaalaamayasha Al-shabaab sida ay Warbaahinta u sheeegen Saraakiisha Ciidanka la qarxiyay.

- Advertisement -

Wararku waxa ay intaas ku darayaan in Saarakiishii iyo Ciidankii Bartilaameedku ahaa ay ka bad-baadeen Qaarxaasi dhulka loogu aasay, waxaana warbaahinta sidaa u Xaqiijiyay taliyaha Booliska gobolka xeebta ah Gabriel Musau.

Al-shabaab ayaa weeraro iyo Qaraxyo waxaa ay ka fuliyaan gudaha dalka Kenya, waxaana laamaha ammaanka dalkaasi ay tiro dhowr jeer ah ku dhawaaqeen howlo ballaaran oo ay shabaab kula dagaalamayaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories