HomeCaalamkaGantaalo lagu garaacay Safaaradda Dalka Mareykanka

Gantaalo lagu garaacay Safaaradda Dalka Mareykanka

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Gantaalo ayaa lagu garaacay  safaaradda Mareykanka ee magaalada Baqdaad, waxaana kasoo baxaya warar kala duwan oo ku aaddan Duqeynta lala beegsaday Safaaradda oo ku taalla aagga cagaaran ee sida gaarka ah loo ilaaliyo. Gantalo lagu sheegay tiradooda Siddeed gantaal ayaa lagu beegsaday Saafaradda oo ku taalla Caasimadda Dalka Ciraaq ee Baqdaad, waxaana la sheegay in […]

- Advertisement -

Gantaalo ayaa lagu garaacay  safaaradda Mareykanka ee magaalada Baqdaad, waxaana kasoo baxaya warar kala duwan oo ku aaddan Duqeynta lala beegsaday Safaaradda oo ku taalla aagga cagaaran ee sida gaarka ah loo ilaaliyo.

Gantalo lagu sheegay tiradooda Siddeed gantaal ayaa lagu beegsaday Saafaradda oo ku taalla Caasimadda Dalka Ciraaq ee Baqdaad, waxaana la sheegay in uu jiro khasaaro baahsan oo soo gaaray dhismaha Safaaradda.

- Advertisement -

Wali lama shaacin dad ku waxyeeloobay Gantaalada lagu tuuray Safaaradda, balse waxaa jira in ay gabi ahaanba bur-bureen dhismayaashii Safaraadadda mareyukanka ee Baqdaad.

War kasoo baxay Safaaradda ayaa lagu xaqiijiyay in Gantaalaha lagu weeraray Safaaradda, basle ma sheegin Khasaaraha Nafeed eek a dhashay weerar kaasi Gantaalaha loo adeegsaday.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories