HomeWararDowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay Xaaladda Muqdisho, farriina u dirtay Ciidanka...

Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay Xaaladda Muqdisho, farriina u dirtay Ciidanka ammaanka

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay Bannaanbaxyada ka dhacaya magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho iyo Ciidanka ammaanka oo la sheegay in ay awood u adeegsadaan dadka shacabka ah ee inta badan isugu soo baxa waddooyinka Magalada ‘ Wasiirka wasaaradda Aminiga Dowladda Soomaaliya  Xasan Xundubeey Jimcaale oo ka hadlay arrintaan ayaa farriin u diray Ciidanka ammaanka iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay Bannaanbaxyada ka dhacaya magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho iyo Ciidanka ammaanka oo la sheegay in ay awood u adeegsadaan dadka shacabka ah ee inta badan isugu soo baxa waddooyinka Magalada ‘

Wasiirka wasaaradda Aminiga Dowladda Soomaaliya  Xasan Xundubeey Jimcaale oo ka hadlay arrintaan ayaa farriin u diray Ciidanka ammaanka iyo dadka shacabka ah, waxaana uu sheegay in Ciidanku ay ka fogaadaan wax  waliba oo bulshada qal qal galin kara, sida in ay rasaas u adeegsadaan oo kale, waxaana sidoo kale dadka shacabka ah uu ugu baaqay in aysan Sameynin bannaanbaxyada rabshadaha wata.

- Advertisement -

Magaalada Muqdisho ayaa maal mahaan waxaa ka taagan Jahawareer siyaasadeed, iyadoo ay dhaceen bannaanbaxyo dowladda looga soo horjeedo, waxaana Ciidanka dowladdu ay inta badan  kala cayriyeen shacabka isugu soo baxay waddooyinka Magaalada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts