HomeWararMadaxweyne Farmaajo oo ka baaqday Munaasabad ka socota Muqdisho

Madaxweyne Farmaajo oo ka baaqday Munaasabad ka socota Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xarunta Tiyaatarka Qaranka ayaa waxaa xiligaan waxaa ka socota Munaasabad looga hadlaayo qoondada haweenka ee Doorashada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Munaasabadda oo ay soo qaban-qaabiyeen Ururka Haweenka ayaa waxaa ka qeyb galaya Mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan dowladda Federaalka, Ururada Haweenka iyo marti sharaf kale oo lagu Casuumay xaflada. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xarunta Tiyaatarka Qaranka ayaa waxaa xiligaan waxaa ka socota Munaasabad looga hadlaayo qoondada haweenka ee Doorashada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Munaasabadda oo ay soo qaban-qaabiyeen Ururka Haweenka ayaa waxaa ka qeyb galaya Mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan dowladda Federaalka, Ururada Haweenka iyo marti sharaf kale oo lagu Casuumay xaflada.

- Advertisement -

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maanta lagu waday inuu ka qeyb galo Munaasabadda ka socota Xarunta Tiyaatarka Qaranka, isla markaana uu ka jeediyo khudbad uu uga hadli lahaa xaaladda siyaasadeedka iyo Arrimaha doorashada.

Warar la helayo ayaa sheegaya Madaxweyne Farmaajo uu ka baaqday Munaasabadda ka dhaceysa Xarunta Tiyaatarka, waxaana halkaas gaaray oo ka qeyb galaya Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Guuleed Khadar iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka.

Mahdi Guuleed iyo  Guddoomiye Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa la filayaa in madasha ay ka jeediyaan khubad ay uga hadli doonaan Arrimo kala duwan, welina lama oga sababta uu Madaxweynaha u baaqday.

- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska dowladda Federaalka ayaa xiray waddooyin dhow oo gala iyo kuwa kabaxa Xarunta Tiyaatarka Qaranka, iyadoona xaafado qaar ee Magaalada ay ka dhaceen bannaanbaxyo looga soo horjeedo Madaxweyne Farmaajo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts