HomeWararDowladda Soomaaliya oo saakay tababar gaar ah u dirtay Ciidamo

Dowladda Soomaaliya oo saakay tababar gaar ah u dirtay Ciidamo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa tababar gaar ah dalka Turkiga ugu dirtay Ciidamo ka tirsan kuwa Kumaandooska Gorgor ee dalka, waxaana lasoo dhaweeyay Saraakiil iyo Ciidamo Cusub oo tababar soo dhameystay. Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Xasan  Xuseen Xaaji ayaa Garoonka Aadan Cadde kasii sagootiyay Ciidanka tababar loo qaaday, kuwaasi oo si gaar ah uga tirsan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa tababar gaar ah dalka Turkiga ugu dirtay Ciidamo ka tirsan kuwa Kumaandooska Gorgor ee dalka, waxaana lasoo dhaweeyay Saraakiil iyo Ciidamo Cusub oo tababar soo dhameystay.

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Xasan  Xuseen Xaaji ayaa Garoonka Aadan Cadde kasii sagootiyay Ciidanka tababar loo qaaday, kuwaasi oo si gaar ah uga tirsan Ururka 6-aad ee Ciidanka Gorgor.

- Advertisement -

Wasiir Xasan Xuseen ayaa Ciidanka loo diray tababarka ula dardar-maaray inay si toos ah u qaatan tababarkaas oo uu tilmaamay inuu yahay mi gaar ah, isla markaana ay bixin doonaan Saraakiil ka tirsan dowladda Turkiga.

Dhanka kale Wasiirka Gaashaandhigga ayaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay saraakiil  iyo saraakiil xigeeno loo soo tababaray hoggaaminta Ciidamada, iyagoona tababarka kusoo qaatay Turkiga.

Dowladda Turkiga ayaa kamid ah dowladdaha tababarada siiya Ciidanka dowladda Federaalka, waxaana dhowr mar Ciidamo ka tirsan dowladda dalkaas loogu qaaday tababar Caalami ah, halka kuwo kalena tababar lagu siiyo Magaalada Muqdisho.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts