HomeWararWasiiro iyo Xildhibaano lagu amray inay soo celiyaan gaadiid ay leedahay DFS

Wasiiro iyo Xildhibaano lagu amray inay soo celiyaan gaadiid ay leedahay DFS

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Hanti dhowrka Guud ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saaray qoraal looga dalbanayo gaadiid ka maqan hey’addaha dowladda oo ay horay u qaateen Wasiiro xilal ka tirsnaa Xukuumadii hore, kuwo xilal haaya iyo Xildhibaano kamid ah Baarlamaanka. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Hanti dhowrka Qaranka Maxamed Maxamuud Cali ayaa lagu amray Wasiiradii horey, kuwa xilalka ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hanti dhowrka Guud ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saaray qoraal looga dalbanayo gaadiid ka maqan hey’addaha dowladda oo ay horay u qaateen Wasiiro xilal ka tirsnaa Xukuumadii hore, kuwo xilal haaya iyo Xildhibaano kamid ah Baarlamaanka.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Hanti dhowrka Qaranka Maxamed Maxamuud Cali ayaa lagu amray Wasiiradii horey, kuwa xilalka ka haaya Xukuumadda Rooble iyo xubnaha kale inay muddo 10 maalmood kusoo celiyaan gaadiidka dowladda oo ay heystaan.

- Advertisement -

Sidoo kale Hanti dhowrka Guud Qaranka ayaa hay’addaha dowladda faray inay qoraal ugu soo gudbiyaan caddeymaha dhammaan gaadiid loo soo celinayo iyo magaca hay’adda lagu diiwaan-geliyay gaadiidkaas.

Liiska la soo saaray ee Wasiirada gaadiidka ku maqan ayaa waxaa ka mid ah Wasiirkii hore Arrimaha Dibadda, Wasiirkii hore Arrimaha Gudaha, Wasiirkii hore Diinta iyo Awqaafta, Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow iyo Senatar Ayuub Ismaaciil oo gaari ka diiwaan gishan Wasaaradda Maaliyadda ku maqan iyo xubno kale.

Hoos ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Hanti dhowrka Guud ee Qaranka.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts