HomeWararMaxkamadda Puntland oo Go’aan ka gaareysa Xildhibaanadii xasaanada laga qaaday

Maxkamadda Puntland oo Go’aan ka gaareysa Xildhibaanadii xasaanada laga qaaday

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maxkamadda sare ee dowlad Goboleedka Puntland ayaa sharci ka dhigtay Go’aankii dhawaan Baarlamaanka Puntland ee xasaanada uga qaadeen 8 Xildhibaan oo  ka tirsanaa Maamulkaas. 5 Garsoore oo dacwaddan go’aaminteeda lahaa ayaa 4 kamid ah ay isku raacday in Go’aankii xasaanada looga qaaday Xildhibaabada Puntland uu ahaa mid sharci ah, isla markaana waxaa diiday oo kaliya […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda sare ee dowlad Goboleedka Puntland ayaa sharci ka dhigtay Go’aankii dhawaan Baarlamaanka Puntland ee xasaanada uga qaadeen 8 Xildhibaan oo  ka tirsanaa Maamulkaas.

5 Garsoore oo dacwaddan go’aaminteeda lahaa ayaa 4 kamid ah ay isku raacday in Go’aankii xasaanada looga qaaday Xildhibaabada Puntland uu ahaa mid sharci ah, isla markaana waxaa diiday oo kaliya tallaabadaas hal Garsoore.

- Advertisement -

Maxkamadda sare ee Puntland ayaa Maanta oo Axad la filayaa inay shaaciso Go’aankeeda ku aadan xilka qaadistii lagu sameeyay 8-dii Xildhibaan ee ka tirsnaa Baarlamaanka Maamulkaas.

Warar la helayo ayaa in Maxkamadda xalay uu gaaray Go’aankii ay qaateen 5 Garsoore oo dacwadda Xildhibaanada go’aaminteeda lahaa, isla markaana waxaa lagu wadaa in  Go’aan kama dambeeys qaadato Maxkamadda.

Xildhibaanada xasaanada laga qaaday ayaa sheegay in ay weli yihiin Xildhibaano, isla markaana si sharci darro ah Baarlamaanka Puntland u maray xilka qaadistooda, iyagoona Xukuumadda ku eedeeyay inay ka dambeeysay arrintii dhacday.

- Advertisement -

Xildhibaandii xilka laga qaaday ayaa kala ahaa Maxamuud Maxamed Barre, Cabdicasiis Siciid Maxamuud (Baduugaaye), Maxamuud Axmed Caalin, Cabdi Jamaal Cismaan Maxamed, Saleebaan Faarax Ciise, Cabdiqani Abshir Jaamac ( Surato) iyo Muuse Siciid Xassan (Jajabsay).

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts