HomeWararMadaxweynaha K/Galbeed oo Ingiriiska kala hadlay la-dagaalanka Al-shabaab

Madaxweynaha K/Galbeed oo Ingiriiska kala hadlay la-dagaalanka Al-shabaab

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Afrika ee Xukuumadda Ingiriiska James Duddridge iyo Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya oo gaaray Baydhabo. Kulanka oo ka dhacay Dugsiga dowladda Ingiriiska ku tababaro Ciidanka Xoogga dalka ee Baydhabo ayaa waxaa looga hadlay arrimo kala duwan sida dib u dhiska […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Afrika ee Xukuumadda Ingiriiska James Duddridge iyo Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya oo gaaray Baydhabo.

Kulanka oo ka dhacay Dugsiga dowladda Ingiriiska ku tababaro Ciidanka Xoogga dalka ee Baydhabo ayaa waxaa looga hadlay arrimo kala duwan sida dib u dhiska Ciidamada Koonfur Galbeed iyo kuwa Xoogga dalka.

- Advertisement -

Madaxweyne Cabdicaiis Lafta-gareen ayaa Wasiirka Arrimaha Afrika ee Ingiriiska iyo Safiirka sigaar ah ugala hadlay la-dagaallanka Al-shabaab, musuq-maasuqa, horumarinta dhaqaalaha iyo dadaallada dib u heshiisiinta.

Dowladda Ingiriiska ayaa balan qaaday in dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Koonfur Galbeed ay ka taageeri doonaan la-dagaallanka Al-shabaab iyo sidii dib u dhis loogu saameyn lahaa Ciidamada.

Kulanka ka dib Madaxweynaha oo ay wehliyaan wehlinayey Wasiiradda Wasaaraddaha Qorshaynta, Arimaha Gudaha iyo Agaasime ku-xigeenka Madaxtooyada Koonfur Galbeed iyo Madaxda Dowlada Ingiriiska ayaa Kormeerey Ciidan tababar uga socday Xaruntaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories