HomeWararGuddiga doorashada Banaadiriga oo Guddoomiye Cusub doortay

Guddiga doorashada Banaadiriga oo Guddoomiye Cusub doortay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddiga doorashada Banaadiriga ayaa maanta doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku xigeen, waxaana labada mas’uul lagu doortay kulan ay yeesheen Guddigu. Guddigaan oo ahaa Guddiyadii Xukuumadda magacawday ayaa maanta doortay Guddoon, waxa guddoomiye loo doortay Sacdiyo Aweys Cali Boolaay oo ka mid ahayd guddiga, waxaana Guddoomiye ku xigeenka Guddiga loo doortay Maxamed Xaaji Maye. Guddiga doorashada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga doorashada Banaadiriga ayaa maanta doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku xigeen, waxaana labada mas’uul lagu doortay kulan ay yeesheen Guddigu.

Guddigaan oo ahaa Guddiyadii Xukuumadda magacawday ayaa maanta doortay Guddoon, waxa guddoomiye loo doortay Sacdiyo Aweys Cali Boolaay oo ka mid ahayd guddiga, waxaana Guddoomiye ku xigeenka Guddiga loo doortay Maxamed Xaaji Maye.

- Advertisement -

Guddiga doorashada ayaa dhawaan si toos ah u guda gali doona arrimaha doorashada, iyadoo ay xusid mudan tahay wali uu jiro cabasho laga muujinayo guddiga la doonayo in ay ka shaqeeyaan doorashooyinka soo aaddan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts