HomeWararCiidanka ka tirsan Millateriga Soomaaliya oo lagu weeraray Gobolka Galgaduud

Ciidanka ka tirsan Millateriga Soomaaliya oo lagu weeraray Gobolka Galgaduud

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka aan ka helayno Gobolka  Gaduud ee Bartamaha Soomaaliyqa ayaa kuwarramaya in goordhaweyd Ciidan ka tirsan Millateriga Soomaaliya lagu Rasaaseyay Gobolkaasi, waxaana ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaaawac. Ciidanka oo ku socdaalaayay duleedka Degmada Balamballe ee Gobolka Galgaduud ayaa la sheegay in rasaas la huwiyay, waxaana kasoo baxaya warar kala duwan, iyadoo la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka helayno Gobolka  Gaduud ee Bartamaha Soomaaliyqa ayaa kuwarramaya in goordhaweyd Ciidan ka tirsan Millateriga Soomaaliya lagu Rasaaseyay Gobolkaasi, waxaana ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaaawac.

Ciidanka oo ku socdaalaayay duleedka Degmada Balamballe ee Gobolka Galgaduud ayaa la sheegay in rasaas la huwiyay, waxaana kasoo baxaya warar kala duwan, iyadoo la sheegay in malleyshiyaad hubeysan ay ka dambeeyeen falkaasi lagu rasaaseeyay Ciidanka Millateriga Soomaaliya.

- Advertisement -

Dad goobjoogayaal ah ayaa inoo sheegay in ay maqlayeen rasaasta, wali ma cadda Khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalka, balse  waxaa jira khasaaro soo gaaray Ciidanka waddada loo galay.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts