HomeCaalamkaDibadbaxyo looga soo horjeedo Faransiiska oo rabshado isu bedelay

Dibadbaxyo looga soo horjeedo Faransiiska oo rabshado isu bedelay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Tobannaan dibadbaxayaal ah ayaa waxa ay isku-dhaceen booliska caasimadda Faransiiska ee Paris, halkaas oo ay ka dhacayaan dibadbaxyo horleh oo loogaga soo horjeedo qabyo qoraal ammaanka ku saabsan. Booliska ayaa dadka la dhacay sunta dadka kaga ilmaysiisa kaddib markii dibadbaxayaal wajiga soo dabooshay ay dariishado burburiyeen dhowr baabuurna ay dab qabadsiiyeen. Ku dhawaad 100 isu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Tobannaan dibadbaxayaal ah ayaa waxa ay isku-dhaceen booliska caasimadda Faransiiska ee Paris, halkaas oo ay ka dhacayaan dibadbaxyo horleh oo loogaga soo horjeedo qabyo qoraal ammaanka ku saabsan.

Booliska ayaa dadka la dhacay sunta dadka kaga ilmaysiisa kaddib markii dibadbaxayaal wajiga soo dabooshay ay dariishado burburiyeen dhowr baabuurna ay dab qabadsiiyeen.

- Advertisement -

Ku dhawaad 100 isu soo bax ayaa waxaa Sabtidii la qorsheeyay in guud ahaan ay dalkaas ka dhacaan iyadoo dadku ay ka soo horjeedaan hindise sharciyeed meesha ka saaraya in sawirro laga qaado booliska.

Dadka arrintaas ka soo horjeeda ayaa waxa ay sheegayaan in arrintaas ay wax u dhimayso xorriyadda saxaafadda diiwaangelin laheyd dhibaatada uu boolisku gaysto.

Faransiiska ayaa waxaa ka dhacayay dibadbaxyo todobaadyo socday oo hindise sharciyeedkaas loogaga soo horjeeday, iyadoo dibadbaxyadu ay sii xoogaysteen markii uu soo shaacbaxay muuqaal tusinaya saddex askari oo boolis caddaan ah oo midab ahaan ugu tacaddiyaya garaacayana nin madow oo muusikada soo saara.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts