HomeCaalamkaSirdoonka Mareykanka oo sheegay in Shiinahu yahay  halista ugu wayn xorriyadda

Sirdoonka Mareykanka oo sheegay in Shiinahu yahay  halista ugu wayn xorriyadda

Date:

Related stories

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...
- Advertisement -

Sarkaalka ugu sarreeya sirdoonka Mareykanka ayaa sheegaya in Shiinuhu uu tan iyo Dagaalkii Labaad ee Adduunka uu ahaa “halista ugu wayn ee dimuqraadiyadda iyo xorriyadda”.

Qoraal uu ku daabacay Wall St Journal ku qoray, John Ratcliffe ku sheegay in Shiinaha uu awooddiisa ku kobcinayay sir uu ka xaday Mareykanka uuna sidaas daraadeed suuqa uga saarayay shirkadaha Mareykanka.

- Advertisement -

Maamulka Trump ayaa meel adag ka istaagay Shiinaha oo waxa uu ku soo rogay canshuuro alaabaha uu Shiinaha soo saaro iyadoo Beijing uu ku eedeeyay inay xadayso xogta farsamada ee dalkaas.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories