HomeCaalamkaTaliban oo heshiis la gaartay dowladda Afghanistan

Taliban oo heshiis la gaartay dowladda Afghanistan

Date:

Related stories

Carruurta Soomaaliya oo xarumo cusub ku helaya ilaalin iyo karaamo

Carruurta Soomaaliya oo xarumo cusub ku helaya ilaalin iyo...

Xukuumada Somalia oo cambaareeyay booqashada Somaliland ee Falastiin

Xamsa oo cambaareeyay booqashada Somaliland ee Falastiin Muqdisho, Khamiis 18...

Somalia oo ku baaqay dadaallada lagu yareynayo saboolnimada carruurta

SoDMA oo ka hadashay saboolnimada carruurta Soomaaliyeed Muqdisho, 18 Juun...

Madoobe oo Shiinaha la wadaagay baahiyaha horumarinta Koonfur Galbeed

Madoobe oo Shiinaha la wadaagay baahiyaha horumarinta Koonfur Galbeed Muqdisho,...

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...
- Advertisement -

Wafuudda dhinacyada isku haya Afghanistan ayaa ku dhawaaqay Arbacadii inay ku heshiiyeen hannaanka wada-hadallooda nabadeed ee lagu soo afjarayo dagaalka daba dheeraday ee dalkaas ka socda.

Dowladda Mareykanka oo garwadeen ka ah geeddi socdka nabadeed ee Afghanistan ayaa soo dhoweysay heshiiska kaas oo horumar ballaaran u ah wadaxaajoodyada nabadeed ee u dhexeeya kooxda Taliban iyo wakiillo ka socda dowladda Afghanistan

- Advertisement -

Howlsha ayaa waxaa ku jira in la dhameystiray faahfaahinta hor dhaca ah ee wadahalka, waxii hadda ka dambeeyana loo gudbayo in laga wadahadlo ajandaha ay labada dhinac isla meel dhigeen sida lagu sheegay war qoraal ah oo sida wajadir ah usoo saareen.

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Mike Pompeo ayaa ugu hambalyeeyay kooxda Taliban iyo dowladda Afghnasitan dadaalkooda iyo ka go’naanshahooda inay helaan wax guud oo ay ku midoobaan.

 

- Advertisement -
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories