HomeCaalamkaBaarlamaanka Iiraan oo ansixiyay sharciga Niyuukleerka dalkaasi

Baarlamaanka Iiraan oo ansixiyay sharciga Niyuukleerka dalkaasi

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Dowladda Iiraan ayaa qaaday tallaabo ay uga hor istaageyso baarayaasha Qaramada Midoobey in ay baaritaanno ka sameeyaan goobaheeda ama xarumaheeda Niyuukleerka isla markaana lagu xoojinayo kobcita maadada Yuuraaniyamta, sida uu dhigayo sharci cusub oo uu meel mariyaya baarlamaanka dalkaasi.

Sharcigaasi ayaa dowladda ku khasbaya in ay dib u billowdo kobcinta maadada Yuuraaniyamta oo ay gaarsiiso 20%, heerkaa oo 3.67% ka sarreeyo heerkii lagu heshiiyay sanadkii 2015 – waa haddii muddo laba bilood gudahood ah lagu qaadi waayo xayiraadaha saaran dalkaasi.

- Advertisement -

Madaxweynaha dalkaasi, Xasan Rowxaani, ayaa sheegay in uusan raalli ka ahayn meelmarinta sharcigaasi.

Arrintan ayaa ku soo beegmeyso maalmo uun kaddib dilkii loo geystay mid ka mid ah saynisyahannada dhanka Niyuukleerka ugu sarreeyo dalkaasi Iiraan.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories