HomeCaalamkaTallaabo uu Trump qaadi rabo oo walaac laga muujiyay

Tallaabo uu Trump qaadi rabo oo walaac laga muujiyay

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Sarkaal dhanka doorashooyinka u qaabilsan gobolka Georgia ee waddanka Mareykanka ayaa waxa uu sheegay in Madaxweyne Trump uu qaadi doono mas’uuliyadda wixii qulqulata ah oo ka dhasha eedaha aanan loo meeldayin ee uu ku andacoonayo in doorashada lagu shubtay. “Xaalku faraha ayuu ka baxay,” Gabriel Sterling ayaa ka digay. “Waa in la joojiyaa!” Waxa uu […]

- Advertisement -

Sarkaal dhanka doorashooyinka u qaabilsan gobolka Georgia ee waddanka Mareykanka ayaa waxa uu sheegay in Madaxweyne Trump uu qaadi doono mas’uuliyadda wixii qulqulata ah oo ka dhasha eedaha aanan loo meeldayin ee uu ku andacoonayo in doorashada lagu shubtay.

“Xaalku faraha ayuu ka baxay,” Gabriel Sterling ayaa ka digay. “Waa in la joojiyaa!” Waxa uu sheegay Gabriel Sterling ayaa mar uu Talaadadii hadlayay waxa uu sheegay inay jiraan gooddis iyo hanjabaad dil oo loo diray dad ka shaqeynayay doorashada.

- Advertisement -

Georgia ayaa waxa ay dib u tirinaysaa codadkii doorashada kaddib codsi ka yimid kooxda Trump. Joe Biden ayaa gobolkaas muhiimka ah waxaa lagu dhawaaqay inuu si dirqi ah ugu guulaystay codadkii la dhiibtay.

Tirinta labaad ayaanan muujin wax isbadel ah oo wayn, Xoghayaha gobolka Georgia Brad Raffensperger, oo ka tirsan Xisbiga Jamhuuriga ayaa sidaasi sheegay Arbacadii. Waxa uu sheegay in aanan la helin wax caddaynaya inay jirtay ku shubasho baahsan arrintaas oo haddii ay soo bixi laheyd taageeri laheyd sheegashada Mr Trump.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories