HomeCaalamkaTrump oo  doonayaa in uu cafis u fidiyo dadka isaga u dhow

Trump oo  doonayaa in uu cafis u fidiyo dadka isaga u dhow

Date:

Related stories

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Waaxda caddaaladda Mareykanka ayaa fiirineysa sheegashooyinka ah in dad u ololeeyay Trump ay isku dayeen in ay adeegsadaan laaluush si ay u helaan cafis madaxweyne, sida ay muujinayaan waraaqaha maxkamadda ee aan la shaacin. Sida ay yiraadhdeen bishii Ogosto, baarayaashu waxay bilaabeen inay baaraan “qorshe hawleed qarsoodi ah” oo laga yaabo in ay ku lug […]

- Advertisement -

Waaxda caddaaladda Mareykanka ayaa fiirineysa sheegashooyinka ah in dad u ololeeyay Trump ay isku dayeen in ay adeegsadaan laaluush si ay u helaan cafis madaxweyne, sida ay muujinayaan waraaqaha maxkamadda ee aan la shaacin.

Sida ay yiraadhdeen bishii Ogosto, baarayaashu waxay bilaabeen inay baaraan “qorshe hawleed qarsoodi ah” oo laga yaabo in ay ku lug leedahay isku dayo lala xidhiidhinayo saraakiisha Aqalka Cad.

- Advertisement -

Xogtaaas wax magacyo ah ma bixinayso, laakiin waaxda caddaaladda ayaa sheegeysa in uusan jirin sarkaal dowladeed oo la baarayo.

Madaxweyne Trump qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayuu ku sheegay baaritaanka inuu yahay “war been abuur ah”.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories