HomeCaalamkaDoorasho Maanta ka dhaceysa dalka Ghana iyo Musharaxiin isku heysa

Doorasho Maanta ka dhaceysa dalka Ghana iyo Musharaxiin isku heysa

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Shacabka dalka Ghana ee galbeedka afrika dhaca ayaa saakay u dareeray goobaha cod bixinta si ay u doortaan madaxweyne iyo baarlamaan cusub. 11 Musharax ayaa u taagan xilka madaxweynaha kuwaas oo ku dadaalaya in ay codka dadka helaan . Musharaxiinta ugu cad cad ee hardanka culus uu dhaxmarayo ayaa ah madaxweynaha iminka xafiiska jooga Nana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shacabka dalka Ghana ee galbeedka afrika dhaca ayaa saakay u dareeray goobaha cod bixinta si ay u doortaan madaxweyne iyo baarlamaan cusub.

11 Musharax ayaa u taagan xilka madaxweynaha kuwaas oo ku dadaalaya in ay codka dadka helaan .

- Advertisement -

Musharaxiinta ugu cad cad ee hardanka culus uu dhaxmarayo ayaa ah madaxweynaha iminka xafiiska jooga Nana Akufo-Addo iyo madaxweynihii hore ee uu ka guuleystay sanadkii 2016 John Dramani Mahama.

Ghana oo lagu tiriyo dalka ugu wanaagsan galbeedka afrika marka ay timaado dimuqraadiyada waxaa iminka heysta dhibaatooyin badan oo ay tahay in uu wajaho xalkooda qofkii xilka ku guuleysta.

Shaqo la,aanta dhaliyada, amaanka iyo saameynta dhaqaalaha ee Covid-19 ayaa ah waxyaabaha doorashada salka u ah oo musharaxiinta ay dadku ku xulan doonaan qorshaha uga aadan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts