HomeWararCiidanka Danab oo sheegay in ay gacanta ku dhigeen Sarkaal sare oo...

Ciidanka Danab oo sheegay in ay gacanta ku dhigeen Sarkaal sare oo ka tirsan Al-shabaab

Date:

Related stories

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Government, Opposition Reach Election Consensus

Political talks underway in Mogadishu have made significant progress,...

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen  Sarkaal sare oo ka tirsan dagaalamayaasha Al-shabaab, kaasi oo ay sheegeen in ay kasoo qabteen qaybo ka mid ah Gobolka Shabeellaha hoose. Saraakiil ka tirsan Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa sheegay in gacanta ku dhigen Sarkaal ka tirsan Al-shabaab oo sida ay […]

- Advertisement -

Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen  Sarkaal sare oo ka tirsan dagaalamayaasha Al-shabaab, kaasi oo ay sheegeen in ay kasoo qabteen qaybo ka mid ah Gobolka Shabeellaha hoose.

Saraakiil ka tirsan Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa sheegay in gacanta ku dhigen Sarkaal ka tirsan Al-shabaab oo sida ay sheegeen u qaabilsanaa dilalka qorsheysan.

- Advertisement -

Sarkaalka ayaa Magaciisa lagu sheegay Maxamuud Maxamed Sheikh Cali oo si dhuumaalysi ah ku joogay Degmada Walaweyn ee Gobolka Shabellada Hoose, waxaana intaas ay ku dareen Saraakiisha Danab in ay kusoo qabteen howlgal ay sameeyeen.

Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa inta badan waxaa ay sameeyaan howlagallo ballaaran oo ay kusoo qabtaan xubno ka tirsan Al-shabaab.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories