HomeWararQarax khasaaaro dhaliyay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Qarax khasaaaro dhaliyay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Qarax ayaa goordhaweyd ka dhacay Magaalada Muqdisho, gaar ahaan Warshaddii hore ee baastada, halkaasi oo lagu soo warramayo in wali laga maqlayo Rasaas goos goos ah oo ay isku adeegsanayaan Ciidanka Dowladda iyo dabley hubeysan oo soo weeraray  Ciidanka Dowladda. Xaafadaha degmooyinka Heliwaa iyo yaaqshid ayaa si weyn looga maqlay jugta Qaraxa oo la sheegay […]

- Advertisement -

Qarax ayaa goordhaweyd ka dhacay Magaalada Muqdisho, gaar ahaan Warshaddii hore ee baastada, halkaasi oo lagu soo warramayo in wali laga maqlayo Rasaas goos goos ah oo ay isku adeegsanayaan Ciidanka Dowladda iyo dabley hubeysan oo soo weeraray  Ciidanka Dowladda.

Xaafadaha degmooyinka Heliwaa iyo yaaqshid ayaa si weyn looga maqlay jugta Qaraxa oo la sheegay in uu ahaa mid xooggan sidoo kale waxaa xigay Rasaas  la sheegay in laga maqlay halka qaraxu ka dhacay, waxaana dadka degaanku ay sheegayaan haatan xaaladdu tahay mid kacsan.

- Advertisement -

Ciidan Boolis ah ayaa gaaray halka wax ka dhaceen, waxaana adag in dadka shacabka ah ay ogaadaan sida wax u dheceen, maaddama aan loo ogolayn.

Wali lama xaqiijin khasaaraha Rasmiga ah ee k a dhashay Qaraxa iyo rasaasta la laga maqlayo halka caawa ay wax ka dhaceen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories