HomeWararMurashixiin kala duwan oo soo gaaray Magaalada Muqdisho

Murashixiin kala duwan oo soo gaaray Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Waxaa Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde Airport kasoo degay Maanta Murashixiin kala duwan oo dhammaantood doonaya in ay u tar-tamaan Xilka maadxweyne ee dalka. Murashixiinta ayaa siyaabo  kala duwan loogu soo dhaweeyay Muqdisho, waxaana ka qayb qaatay soo dhaweyntooda Bulshada qaybaheeda kala duwan, waxaana Murashax waliba  soo dhaweynayay taageerayaashiisa. Waxaana soo dhaweynta ka qayb qaatay […]

- Advertisement -

Waxaa Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde Airport kasoo degay Maanta Murashixiin kala duwan oo dhammaantood doonaya in ay u tar-tamaan Xilka maadxweyne ee dalka.

Murashixiinta ayaa siyaabo  kala duwan loogu soo dhaweeyay Muqdisho, waxaana ka qayb qaatay soo dhaweyntooda Bulshada qaybaheeda kala duwan, waxaana Murashax waliba  soo dhaweynayay taageerayaashiisa.

- Advertisement -

Waxaana soo dhaweynta ka qayb qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda oo isugu jira Saraakiil Ciidan, Xildhibaanno iyo Wasiiro.

Waxaana hadda soo degay ilaa shan Murashax oo kala ah Xasan Cali Kheyre, C/raxmaan C/shakuurWarsame, Daahir Geelle, C/qaadir Cosoble iyo Xuseen Cabdi Xalane, waxaana la filayaa iin Murashxiin kale ay soo gaaraan Caasimadda.

Qaar ka mid ah Murashixiinta ayaa la hadlay taageerayaashooda halka Murashixiin kalena ay dhimman yihiin oo aysan wali hadlin.

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories