HomeWararMaamulka Dhuusamareeb oo go’aan adag ka qaatay Dagaal beeleedyo ka dhacay Galgaduud

Maamulka Dhuusamareeb oo go’aan adag ka qaatay Dagaal beeleedyo ka dhacay Galgaduud

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Maamulka Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulk Goboleedka  Galmudug ayaa go’aan adag ka qaatay beelo walaalo ah oo dhawaanahaaan ku dagaalaamyay degaanka Xananbuure ee Gobolka Galaduud. Maamulka Dhuusamareeb iyo Maamulka Cadaado oo iskaashanaya ayaa Ciidanka dowladda iyo kuwa Galmudug eek u sugan deegaankaas, waxaa ay fareen in tallaabo laga qaado qofkii hub ku dhexqaata degaanka, maaddaama […]

- Advertisement -

Maamulka Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulk Goboleedka  Galmudug ayaa go’aan adag ka qaatay beelo walaalo ah oo dhawaanahaaan ku dagaalaamyay degaanka Xananbuure ee Gobolka Galaduud.

Maamulka Dhuusamareeb iyo Maamulka Cadaado oo iskaashanaya ayaa Ciidanka dowladda iyo kuwa Galmudug eek u sugan deegaankaas, waxaa ay fareen in tallaabo laga qaado qofkii hub ku dhexqaata degaanka, maaddaama la xaliyay dagaalkii u dhexeeyay beelahaasi oo in mudda ah dirir xooggani y ku dhexmaraysay Xananbuure.

- Advertisement -

Colaadda u dhexaysa labada beelood ayaa ah mid kusoo noq noqotay degaanka, waxaana adkaatay in xal rasmi ah laga gaaro, inkastoo hadda la kala qaaday labada Melleyshiyo.

Degaanada Maamulka Galmudug ayaa waxaa ka dhaac mar waliba dagaalada u dhexeeya beelaha dega Gobolada Galgaduud iyo Mudug, waxaana dhawaan la xaliyay qaar ka mid ah dagaaladaas oo ahaa kuwo khasaare badan dhaliyay.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories