HomeWararGalmudug oo shaqo joojin ku sameeysay shaqaale badan iyo sababta

Galmudug oo shaqo joojin ku sameeysay shaqaale badan iyo sababta

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa shaqo joojin ku sameeysay shaqaalihii Wasaaradda Maaliyadda Maamulka ee ka howlgalayay Magaalada Caabudwaaq iyo Balanbale, kadib Qoraal kasoo baxay Xafiiska Wasiir Cabdicaiis Maxamed Cumar. Shaqo joojinta lagu sameeyay shaqaalaha ayaa waxaa la sheegay inay ka dambeeysay, kadib markii Maamulada iyo shacabka Caabudwaaq iyo Balanbale ay diideen inay bixiyaan Lacagta Canshuurta ah […]

- Advertisement -

Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa shaqo joojin ku sameeysay shaqaalihii Wasaaradda Maaliyadda Maamulka ee ka howlgalayay Magaalada Caabudwaaq iyo Balanbale, kadib Qoraal kasoo baxay Xafiiska Wasiir Cabdicaiis Maxamed Cumar.

Shaqo joojinta lagu sameeyay shaqaalaha ayaa waxaa la sheegay inay ka dambeeysay, kadib markii Maamulada iyo shacabka Caabudwaaq iyo Balanbale ay diideen inay bixiyaan Lacagta Canshuurta ah ay qaado Wasaaradda Maaliyada Galmudug.

- Advertisement -

Wasiir Cabdicaiis Maxamed Cumar ayaa shaqo joojinta la tashi kala sameeyay Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, isagoo markii dambena soo saaray Qoraalka shaqo joojinta ah.

Sidoo kale Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa amar ku bixiyay in la joojiyo shaqada Wasaaradda Maaliyadda ka wada Magaalada Caabudwaaq iyo Balanbale ee gobolka Galgaduud.

Hoos ka Akhriso Qoraalka uu soo saaray Wasiir Cabdicaiis Maxamed.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories