HomeWararDEG DEG:-Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho

DEG DEG:-Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Qarax Jugtiisa laga Maqlay degmooyin iyo Xaafadaha qaar ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, waaxana Qaraxaasi kasoo baxaya warar kala duwan. Qaraxa ayaa ka dhacay sida ay wararku sheegayaan  Xerada Ifisiyooni, iyadoo Jugta Qaraxa si weyn looga maqlay Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho. Goobta Qaraxu ka dhacay ayaa adag in xog rasmi ah […]

- Advertisement -

Qarax Jugtiisa laga Maqlay degmooyin iyo Xaafadaha qaar ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, waaxana Qaraxaasi kasoo baxaya warar kala duwan.

Qaraxa ayaa ka dhacay sida ay wararku sheegayaan  Xerada Ifisiyooni, iyadoo Jugta Qaraxa si weyn looga maqlay Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

- Advertisement -

Goobta Qaraxu ka dhacay ayaa adag in xog rasmi ah laga helo, mana jirto faah faahin dheeraad ah oo laga Helayo Qaraxaasi iyo khasaaraha, wararku waxaa ay sheegayaan in ay jiro khasaare inkastoo aan la xaqiijin.

Laamaha ammaanka wali wax war ah kama soo saarin qaraxa, balse wixii kusoo kordha halkaan ayaan idin kugu soo gudbin doonnaa.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories