HomeWararQarax Khasaare dhaliyay oo ka dhacay Addis-Ababa

Qarax Khasaare dhaliyay oo ka dhacay Addis-Ababa

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Wararka ka imaanaya Dalka Itoobiya ayaa ku warramaya in Qarax Xooggani uu ka dhacay Dalkaasi gaar ahaan Magaalada Caasimadda ah ee Adis-ababa, waxaana kasoo baxaya warar kala duwan Qaraxaasi. Qaraxa oo ahaa mid xooggan ayaa waxaa uu ka dhacay Buundo ku taalla Magaalada Caasiamdda ah ee Addis-Ababa, waxaana la sheegay in uu ku dhaawacmay hal […]

- Advertisement -

Wararka ka imaanaya Dalka Itoobiya ayaa ku warramaya in Qarax Xooggani uu ka dhacay Dalkaasi gaar ahaan Magaalada Caasimadda ah ee Adis-ababa, waxaana kasoo baxaya warar kala duwan Qaraxaasi.

Qaraxa oo ahaa mid xooggan ayaa waxaa uu ka dhacay Buundo ku taalla Magaalada Caasiamdda ah ee Addis-Ababa, waxaana la sheegay in uu ku dhaawacmay hal qof oo shacab ah.

- Advertisement -

Sarkaal la hadlay Wakaaaladda wararka ee Reuters ayaa xaqiijiyay in qaraxu uu ka dhacay Buundo ku taalla Bartamaha Addis-ababa, waxaana Sarkaalka warbaahinta la hadlay uu ka tirsan yahay Ciidamada Booliska Itoobiya.

ma jiraan  faah faahinno dheeraad ah oo qaraxaasi laga bixiyay, waxaana Sarkaalka la hadlay Reuters uu sheegay in Khasare kale uusan jirin, mana sheegin waxa sababay qaraxa iyo Cidda ka dambeysay.

Dalka Itoobiya ayaa waxaa ka taagan dagaal u dhexeeya Dowladda Federaalka Itoobiya iyo Qowmiyadda Tigreega, waxaana ra’iisul Wasaaraha dalkaasi uu ku dhawaqay dagaal ka dhan ah TPLF.

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories