HomeWararMadaxweynihii hore ee Soomaaliya oo war kasoo saaray Doorashada ka dhacaday Jowhar

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo war kasoo saaray Doorashada ka dhacaday Jowhar

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ka hadlay Doorashada maanta ka dhacaday Magaalada Jowhar ee lagu doortay Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Hir-shahbeelle. Xasan Sheekha ayaa soo dhaweeyay  madaxweynaah iyo Madaxweyne ku xigeenka Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) iyo Madaxweyne ku xigeenka Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed). Qoraal uu soo saaray madaxweynihii hore ee […]

- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ka hadlay Doorashada maanta ka dhacaday Magaalada Jowhar ee lagu doortay Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Hir-shahbeelle.

Xasan Sheekha ayaa soo dhaweeyay  madaxweynaah iyo Madaxweyne ku xigeenka Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) iyo Madaxweyne ku xigeenka Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed).

- Advertisement -

Qoraal uu soo saaray madaxweynihii hore ee Soomaaliya haddana ah Murashax u taagan Xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in uu bogaadinayo Hir-shabeelada Cusub.

“Hambalyo madaxweynaha la doortay ee Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) iyo Madaxweyne ku xigeenka Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed). Waxaan bogaadinayaa dadaalka ay dhammaan qeybaha kala duwan ee bulshadu ku bixiyeen dhismaha maamulka”Waxaan Alle uga baryayaa inuu u fududeeyo howlaha loo idmaday, aniga oo ku baaqaya in la garab istaago maamulka cusub, si ay u xaqiijiyaan rajada shacabka” ayuu yiri Xasan Sheekh Maxamuud.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories