HomeWararShaqaalaha Dowladda Soomaaliya oo la fasaxay iyo sababta oo la shaaciyay

Shaqaalaha Dowladda Soomaaliya oo la fasaxay iyo sababta oo la shaaciyay

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in dhammaan shaqada dowladda Federaalka iyo kuwa Hay’addaha gaar ah ay fasax yihiin. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Agaasimaha guud ee Wasaaradda Shaqada Cabdullaahi Maxamed Cali ayaa waxaa lagu sheegay in shaqaalaha fasax yihiin maalinta Khamiista ee kasoo socota oo beegan maalintii uu dhashay Nabiga […]

- Advertisement -

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in dhammaan shaqada dowladda Federaalka iyo kuwa Hay’addaha gaar ah ay fasax yihiin.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Agaasimaha guud ee Wasaaradda Shaqada Cabdullaahi Maxamed Cali ayaa waxaa lagu sheegay in shaqaalaha fasax yihiin maalinta Khamiista ee kasoo socota oo beegan maalintii uu dhashay Nabiga Muxamed NNKH.

- Advertisement -

Agaasime Cabdullaah Maxamed ayaa ugu hambalyeeyay Shaqaale weynaha iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed  Dhalasha Nabigeenna Muxamed (SCW), isla markaana muhiim ay tahay in la weyneyso dhalasha Nabiga Muxamed NNKH.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sanad kasta markii la gaaro bisha Mowliid garb ahaan 12-ka bisha fasaxda shaqaaladeeda, iyadoona la weyneynayo dhalashada Nabiga NNKH, sidoo kalena la qabtay Munaasabado.

Hoos ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Wasaaradda Shaqada.

- Advertisement -

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories