HomeWararWasiir Cusub oo si rasmi ah xilka loo Magacaabay ula wareegay

Wasiir Cusub oo si rasmi ah xilka loo Magacaabay ula wareegay

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Federaalka Soomaaliya  Abuukar Cismaan Dubbe ayaa maanta si rasmi ah xilka kagala wareegay Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye”. Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka  Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa ka qeyb galay munaasabadda xil wareejinta oo ay goobjoog ka ahaayeen Xildhibaano, mas’uuliyiin ka […]

- Advertisement -

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Federaalka Soomaaliya  Abuukar Cismaan Dubbe ayaa maanta si rasmi ah xilka kagala wareegay Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye”.

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka  Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa ka qeyb galay munaasabadda xil wareejinta oo ay goobjoog ka ahaayeen Xildhibaano, mas’uuliyiin ka socday maamulka gobolka Banaadir iyo howlwadeenada Wasaaradda.

- Advertisement -

Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa bogaadiyay shaqooyinkii hore uu u soo qabtay Wasiirkii hore ee warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, isagoona Wasiirka cusub ee Wasaaradda kula dardaarmay inuu sii wado qorshaha dib u habeynta Warbaahinta Qaranka iyo xoojinta isku xirka Warbaahinta iyo Dowladda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories