HomeWararGolaha Wasiirada Cusub ee Xukuumadda Soomaaliya oo la dhaariyay

Golaha Wasiirada Cusub ee Xukuumadda Soomaaliya oo la dhaariyay

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu dhaariyay Golaha Wasiirada Cusub ee Xukuumadda Federaalka oo Xildhibaanada Golaha Shacabka Codka kalsoonida ah siiyeen. Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa Xildhibaanada Golaha Shacabka hortooda ku dhaariyay dhammaan xubnaha Golaha Wasiirada Cusub ee uu dhawaan soo magacaabay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, kuwaasi […]

- Advertisement -

Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu dhaariyay Golaha Wasiirada Cusub ee Xukuumadda Federaalka oo Xildhibaanada Golaha Shacabka Codka kalsoonida ah siiyeen.

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa Xildhibaanada Golaha Shacabka hortooda ku dhaariyay dhammaan xubnaha Golaha Wasiirada Cusub ee uu dhawaan soo magacaabay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, kuwaasi oo isugu jira xubno Cusub iyo kuwo horey uga tirsanaa Xukuumaddii Xasan Cali Kheyre.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa u hambalyeeyay Golaha Wasiirada Cusub ee Xukuumadda, isagoo u rajeeyay in shaqooyinka uu Alle u fududeeyo.

188 Xildhibaan oo kulankii Maanta goobjoog ka ahaa ayaa Cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Golaha Wasiirada Cusub ee Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Rooble, ma jirin Xildhibaan diiday iyo mid ka aamusay.

Golaha Wasiirada ayaa waxaa horyaalla shaqooyin dhowr ah oo laga sugayo inay qeybtan,  waxaana qeyb ka tahay dardar-gelinta Arrimaha Doorashada dalka ee 2020/2021 , iyagoona heysta muddo kooban, maadaama muddo xileedka Madaxda dowladda uu  waqti yar ka harsan yahay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories