HomeWararFaah faaninno:- Qarax ka dhacay Magaalada Baydhabo

Faah faaninno:- Qarax ka dhacay Magaalada Baydhabo

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Qarax khasaare dhaliyay ayaa lagu soo warramayaa in uu ka dhacay Magaalada Baydhaba ee Xarunta Gobolka Baay, waxaana ka kasoo baxaya warar kala duwan oo ku aaddan Qaraxaasi la sheegay in uu ka dhacay Baydhaba. Wararku waxaa ay sheegayaan in qaraxu uu ahaa mid lagu soo raray Mooto Bajaaj, iyadoo sida wararku shegayaan in lagu […]

- Advertisement -

Qarax khasaare dhaliyay ayaa lagu soo warramayaa in uu ka dhacay Magaalada Baydhaba ee Xarunta Gobolka Baay, waxaana ka kasoo baxaya warar kala duwan oo ku aaddan Qaraxaasi la sheegay in uu ka dhacay Baydhaba.

Wararku waxaa ay sheegayaan in qaraxu uu ahaa mid lagu soo raray Mooto Bajaaj, iyadoo sida wararku shegayaan in lagu bartilmaameedsaday dad Shacab ah.

- Advertisement -

Dad Goob joogayaal ayaa inoo sheegay in ay jugta Qaraxa ka maqleen xaafadaha kala duwan ee Magaladaasi baydhabo, waxaana jira sida ay sheegeen dad shacab ah oo dhaawacyo ay kasoo gaareen qaraxaasi.

Maamulka degmada iyo hay’adaha ammaanka wali wax war ah kama soo saarin qaraxaasi, waxaana goobaha Caafimaadka la gaarsiiyay dadkii ku waxyeeloobay qaraxa, iyadoo Isbitaalka Baydhabo la geeyay dadkii shacabka ahaa ee ku dhaawacmay qaraxaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories