HomeWararMaxaa looga hadlay shirka todobaadlaha ah ee Maamulka Gobolka Banaadir?

Maxaa looga hadlay shirka todobaadlaha ah ee Maamulka Gobolka Banaadir?

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somalis Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda   Axmed Xasan Iimaan ayaa shir gudoomiyay kulanka Degmooyinka Gobolka Banaadir oo ah mid todobaadla ah, kaas oo looga hadlayay horumarinta Caasimadda. Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha amniga, Nadaafadda iyo horumarinta caasimadda. Iyadoo ay ka qeyb galeen Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir, qaar ka mid ah Agaasimeyaasha […]

- Advertisement -

Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda   Axmed Xasan Iimaan ayaa shir gudoomiyay kulanka Degmooyinka Gobolka Banaadir oo ah mid todobaadla ah, kaas oo looga hadlayay horumarinta Caasimadda.

Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha amniga, Nadaafadda iyo horumarinta caasimadda. Iyadoo ay ka qeyb galeen Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir, qaar ka mid ah Agaasimeyaasha Gobolka iyo xubno kale.

- Advertisement -

Shirka oo ah mid todobaadle ah ayaa la isku afgartay in la dar dargeliyo bilic soo celinta caasimadda iyo xoojinta amniga.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories