HomeWararSomaliland oo xukun ku riday Rag kufsi u geystay Gabar ku jirtay...

Somaliland oo xukun ku riday Rag kufsi u geystay Gabar ku jirtay Xarun Agoon

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ee Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland ayaa Maanta oo sabti xukun ku riday rag lagu eedeeyay inay fal kufsi u geysteen Gabar oo kamid aheyd dadka deegaanka Magaaladaas. Raggaas oo gaarayay ilaa iyo 7 eedeysane ayaa la horgeeyay Maxkamadda Maroodi-jeex, iyagoona kufsi u geystay Gabar lagu magacaabo Cawo Xariir oo kamid aheyd […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ee Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland ayaa Maanta oo sabti xukun ku riday rag lagu eedeeyay inay fal kufsi u geysteen Gabar oo kamid aheyd dadka deegaanka Magaaladaas.

Raggaas oo gaarayay ilaa iyo 7 eedeysane ayaa la horgeeyay Maxkamadda Maroodi-jeex, iyagoona kufsi u geystay Gabar lagu magacaabo Cawo Xariir oo kamid aheyd Caruurta ku jirta Xarunta Agoomaha.

- Advertisement -

Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ayaa laba kamid ah raggaas ku xukuntay Min 3 sanno oo xabsi ah, halka 5-ta kalena lagu riday xukun ah midkiiba 6 bilood oo xarig dibad joog ah.

Dhinaca kale Xeer Ilaalinta Maxkamadda Garyaqaan Jamaal Mandeella oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu sheegay in cidii aan ku qanacsaneyn xukunkii Maanta lagu riday 7 eedeysane ay racfaan u furan tahay.

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Maamulka Somaliland ayaa horey u soo qabtay 7 eedeeysane, kuwaasi oo la sheegay in fal kufsi ah u geysteen Cawo Xariir oo kamid aheyd Caruurta ku jirta Xarunta Agoomaha.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts