HomeWararMaamulka G/Banaadir oo beeniyay Qoraal lagu faafiyay Baraha Bulshada

Maamulka G/Banaadir oo beeniyay Qoraal lagu faafiyay Baraha Bulshada

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Baraha Bulshada ayaa waxa lagu faafiyay Qoraal sheegayay in dib u dhac uu ku yimid bixinta lacago loogu tala-galay dhalinyaro ka shaqeysay arrimo la xiriiray kahortega iyo xog-uruurinta Cudurka halista ah ee COVID-19, hayeeshee Maamulka Gobolka ayaa ka hadlay warkaas. War-saxaafadeed kasoo baxay Maamulka G/Banaadir ayaa waxaa lagu sheegay Qoraalkas lagu faafiyay Baraha Bulshada uu […]

- Advertisement -

Baraha Bulshada ayaa waxa lagu faafiyay Qoraal sheegayay in dib u dhac uu ku yimid bixinta lacago loogu tala-galay dhalinyaro ka shaqeysay arrimo la xiriiray kahortega iyo xog-uruurinta Cudurka halista ah ee COVID-19, hayeeshee Maamulka Gobolka ayaa ka hadlay warkaas.

War-saxaafadeed kasoo baxay Maamulka G/Banaadir ayaa waxaa lagu sheegay Qoraalkas lagu faafiyay Baraha Bulshada uu yahay mid aan kasoo bixin Maamulka, uusana Mateli karin Arrigta Gobolka, Maamulkana uu leeyahay baro rasmi ah oo loo adeegsado faafiyay wararka kasoo baxa.

- Advertisement -

“Waxaa uu xiligaan Maamulka Gobolka Banaadir ku guda jiraa xaqiijinta howlqabashada dhalinyrada sharafta mudan ee mar walbo ka qeyb qaadata howlaha horumarinta dalka sida wacye-gelinta iyo dib u dhiska” ayaa lagu yiri War-saxaafadeed Maamulka Gobolka.

Sidoo kale Maamulka ayaa faray Ururka dhalinyrada Gobolka Banaadir iyo Maamulada Degmooyinka inay si Deg-deg ah u soo dhameystiran habraacyada iyo Qoraalada heshiisneed si loo xaqiijiyo in sida ugu dhaqsiyaha dhow loo siiyo xuquuqdooda ka dhalatay hwolaha ay qabteen.

 

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso War-saxaafadeedka kasoo baxay Maamulka G/Banaadir.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories