HomeWararMaamulka Galmudug oo Amaro kusoo rogay Gaadiidleyda kala duwan

Maamulka Galmudug oo Amaro kusoo rogay Gaadiidleyda kala duwan

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa soo saartay amaro Cusub oo ku socda gaadiidleyda kala duwan ee ka howlgasha deegaanada maamulkaas. Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Hawada ee Galmudug Cabdirisaaq Maxamed Maxamuud Dhiblaawe oo la hadlay warbaahinta ayaa ku amray dhammaan gaadiidleyda inay muddo Isbuuc ah iska diiwaan-geliyaan Xarumaha Wasaaradda. Sidoo kale […]

- Advertisement -

Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa soo saartay amaro Cusub oo ku socda gaadiidleyda kala duwan ee ka howlgasha deegaanada maamulkaas.

Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Hawada ee Galmudug Cabdirisaaq Maxamed Maxamuud Dhiblaawe oo la hadlay warbaahinta ayaa ku amray dhammaan gaadiidleyda inay muddo Isbuuc ah iska diiwaan-geliyaan Xarumaha Wasaaradda.

- Advertisement -

Sidoo kale Wasiir Dhiblaawe ayaa sheegay in Wasaaradda Gaadiidka ay bilaabeyso bixinta sharciyada kala duwan ee gaadiidka, isla markaana laga doonayo gaadiidleyda inay qaatan, si loo ogaado gaadiidka ka shaqeya deegaanadooda.

Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Hawada ee Galmudug Cabdirisaaq Maxamed Maxamuud Dhiblaawe ayaa sheegay inay wadaan dadaalo lagu tayeenayo adeegyada gaadiidka ka shaqeeya deegaanadooda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories