HomeCaalamkaMareykanka oo raadinaya xulufo ka dhan ah Shiinaha iyo sababta keentay

Mareykanka oo raadinaya xulufo ka dhan ah Shiinaha iyo sababta keentay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka Mike Pompeo ayaa maanta oo Talaadadii ka bilaabay magaalada Tokyo kulamo uu la yeelanayo dhiggiisa Australia, India iyo Japan, iyadoo Washington ay dooneyso inay xoojiso taageerada xulafada gobolka maadaama xiriirka uu la leeyahay Shiinaha uu sii xumaanayo. Safarkan, oo ah kii ugu horreeyay ee uu ku tago gobolka tan iyo bishii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka Mike Pompeo ayaa maanta oo Talaadadii ka bilaabay magaalada Tokyo kulamo uu la yeelanayo dhiggiisa Australia, India iyo Japan, iyadoo Washington ay dooneyso inay xoojiso taageerada xulafada gobolka maadaama xiriirka uu la leeyahay Shiinaha uu sii xumaanayo.

Safarkan, oo ah kii ugu horreeyay ee uu ku tago gobolka tan iyo bishii Luulyo 2019, ayaa loo dhimay oo hal maalin oo keliya lagu qaatay Japan, ka dib markii Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump laga helay COVID-19. Pompeo wuxuu horey u qorsheeyay inuu aado Mongolia iyo South Korea sidoo kale.

- Advertisement -

Safarka Pompeo wuxuu ku soo aadayaa xili Washington iyo Beijing oo ah labada dhaqaale ee aduunka ugu sareysa ay isku maan dhaafeen arimo badan oo ka imanaya maamulka Beijing ee coronavirus ilaa sharci cusub oo amaanka lagu soo rogay Hong Kong iyo hamiga Koonfurta Shiinaha.

Arrintaan ayaa ku soo aaday xilli ay kulmeen wasiirada arrimaha dibada dalalka India,jaban,Australia, iyo sidoo kale Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka. Washington waxay u aragtaa kulanka waxa loogu yeero Quad ee wasiirada arimaha dibada inuu yahay madal lagu xoojinayo mowqifkeeda xulafada gobolka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts