HomeCaalamkaHay’ad Caalami ah oo Digniin kasoo saartay dagaalka Armenia iyo Azerbaijan

Hay’ad Caalami ah oo Digniin kasoo saartay dagaalka Armenia iyo Azerbaijan

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Hay’ada ICRC ayaa cambaareysay waxa ay ku tilmaantay danbiyo dagaal oo ay geysanayaan ciidamada Armenia iyo kuwa Azerbaijan ee dagaalka u ka dhex socdo. ICRC waxay sheegtay in dhinacyada dagaamalaya ay si aan kala sooc lahayn u duqeynayaan magaalooyinka ay rayidku degan yihiin. Hubka qarxa iyo madaafiic culus ayaa lagu garaacay magaalooyinka ay dadku aadka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hay’ada ICRC ayaa cambaareysay waxa ay ku tilmaantay danbiyo dagaal oo ay geysanayaan ciidamada Armenia iyo kuwa Azerbaijan ee dagaalka u ka dhex socdo.

ICRC waxay sheegtay in dhinacyada dagaamalaya ay si aan kala sooc lahayn u duqeynayaan magaalooyinka ay rayidku degan yihiin.

- Advertisement -

Hubka qarxa iyo madaafiic culus ayaa lagu garaacay magaalooyinka ay dadku aadka u daganyihiin, taas oo geystay qasaaro dhimasho iyo dhaawac daran isugu jira ayaa lagu yiri qoraalka ICRC.

Sidoo kale ICRC waxay sheegtay in duqeyntu burburisay goobo muhiim ah sida iskuulo, isbitaalo iyo kaabo yaal dhaqaale.

ICRC waxay tilmaantay in talaabooyinkan ay xad gudub ku yihiin sharciyada caalamiga ee xuquuqda aadanaha iyo kuwa dagaalada.

- Advertisement -

Dagaalka oo socda muddo laba todobaad ah ayaa ah kii ugu cuslaa ee dhax mara labada dal mudo 25 sano ah, waxaa ku dhintay in ka badan 250 qof, waxaana ku burburay hanti badan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts