HomeWararGuddiga Dhaqaalaha iyo Xisaabaadka G/Wakiillada  Puntland oo dabagal ku sameeyay Wasaarado

Guddiga Dhaqaalaha iyo Xisaabaadka G/Wakiillada  Puntland oo dabagal ku sameeyay Wasaarado

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Guddiga Dhaqaalaha iyo Xisaabaadka Golaha Wakiillada Dawlad Goboleedka Puntland ayaa Kormeer u kuur-gelid ku tagay Xarunta Wasaaradda Maaliyadda ee gobolka Nugaal. Kormeerka Guddiga ayaa waxay warbixino kaga dhageysteen Agaasimaha Waaxda Dakhliga ee Wasaaradda Maaliyaddamaamul Goboleedka Puntland Abshir Maxamed Abshir, Xisaabiyaha Gobolka Nugaal Cabdiwali Xassan Nuur iyo Maamulaha Cashuuraha Beriga ee Gobolka Nugaal Sharmaarke Maxamed Warsame. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga Dhaqaalaha iyo Xisaabaadka Golaha Wakiillada Dawlad Goboleedka Puntland ayaa Kormeer u kuur-gelid ku tagay Xarunta Wasaaradda Maaliyadda ee gobolka Nugaal.

Kormeerka Guddiga ayaa waxay warbixino kaga dhageysteen Agaasimaha Waaxda Dakhliga ee Wasaaradda Maaliyaddamaamul Goboleedka Puntland Abshir Maxamed Abshir, Xisaabiyaha Gobolka Nugaal Cabdiwali Xassan Nuur iyo Maamulaha Cashuuraha Beriga ee Gobolka Nugaal Sharmaarke Maxamed Warsame.

- Advertisement -

Guddiga ayaa ka xog wareystay habka Dakhliga loo aruuriyo, caqabadaha jira iyo qorshayaasha horumarineed, waxayna ka dib su’aalo ka weydiiyey masuuliyiinta arrimahaas, Guddiga ay kula dardaarmay in dakhliga loo aruuriyo si hufnaan-leh.

Kormeerka shaqo ee Guddiga ayaa qeyb ka ah shaqooyinka Guddiyadda Golaha Wakiillada dowlad Goboleedka Puntland sida uu qabo Qodobka 64aad Dastuurka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts