HomeWararFarmaajo iyo Madaxda Maamul Goboleedyada oo heshiis horudhac ah gaaray

Farmaajo iyo Madaxda Maamul Goboleedyada oo heshiis horudhac ah gaaray

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maaxmed Farmaajo, Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolkani Banaadir ayaa is faham ka gaaray  dhismaha  Saddex Guddi oo muhiim u ah doorashooyinka la filayo in ay dalka ka dhacaan sanadka soo aaddan. Guddiyada oo isugu jira Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed iyo Guddiga Xalinta Khilaafaadka ayaa warar hoose waxaa ay sheegayan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maaxmed Farmaajo, Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolkani Banaadir ayaa is faham ka gaaray  dhismaha  Saddex Guddi oo muhiim u ah doorashooyinka la filayo in ay dalka ka dhacaan sanadka soo aaddan.

Guddiyada oo isugu jira Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed iyo Guddiga Xalinta Khilaafaadka ayaa warar hoose waxaa ay sheegayan in la isku fahmay, Waxaana Guddiyaasi ay muhiim u yihiin Doorashada dalka ka dhici doonta.

- Advertisement -

Madaxdu waxaa ay isku fahmeen sida la sheegayo waqtiga ay doorashadu si toos ah u billaban doonta, waxaana la filayaa dhamaadka bishan October illaa horaanta November inay dhici doonaan.

Dhismaha guddiyadaan ayaa waxaa ay qayb ka ahayeen shirkii Muqdisho ka dhacay ee dhexmaray Madaxda dowladda iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts