HomeWararDEG DEG:- qarax ismiidamin ah oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

DEG DEG:- qarax ismiidamin ah oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Qarax khasaare dhimasho iyo dhaawac leh dhaliyay ayaa goor dhaweyd waxaa uu ka dhacay Magaalada muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, waxaana la sheegay in qaraxaasi lagu bartilmaameed saday Ciidanka dowladda. Wararku waxaa ay sheegayaan in qaraxu uu ka dhacay halka loo yaqaanno Daallo oo ka tirasan Degmada Howl-wadaag ee Gobolkani Banaadir, weaxaana la eegtay Ciidamo ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qarax khasaare dhimasho iyo dhaawac leh dhaliyay ayaa goor dhaweyd waxaa uu ka dhacay Magaalada muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, waxaana la sheegay in qaraxaasi lagu bartilmaameed saday Ciidanka dowladda.

Wararku waxaa ay sheegayaan in qaraxu uu ka dhacay halka loo yaqaanno Daallo oo ka tirasan Degmada Howl-wadaag ee Gobolkani Banaadir, weaxaana la eegtay Ciidamo ka tiranaa Dowladda gaar ahan kuwa Nabad Sugidda oo halkaasi ku sugnaa.

- Advertisement -

Goob joogayaal ayaa idaacadda Dalsan u sheegay in jugta Qarax ay maqlayeen, waxaana xaafadaha ka agdghaw halka ay waxa ka dheceen laga arkayay uurada iyo Qiiqa qaraxa.

Qaarxa waxaa fuliyay qof haweenay ah oo sida la sheegay isku soo xirtay waxyaabaha Qarxa, isla mar kaana isku qarxisay goob ay ka ag dhawaayeen Ciidan dharcad ah oo ka tirsan Nabad sugidda  Soomaaliya.

Inta la xaqiijiyay hal Askari ayaa ku dhintay, waxaana ku dhaacmay tiro intaas ka badan oo isugu jira dad shacab ah iyo Ciidanka dowladda.

- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan Dowladda ayaa gaaray goobta uu qaraxu ka dhacay waxaana istaagay isku socodka guud ee goobta.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts