HomeWararGuddoomiyaha Gobolka Banaadir  oo dhagax dhigay Dugsi Sare

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir  oo dhagax dhigay Dugsi Sare

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Gudoomiyaha gobalka banaadir ahna duqa magalada muqdisho  Cumar Maxamuud Maxmed (Cumar filish) iyo sii hayaha wasiiru-dowlaha wasaaradda waxbarashada xukumadda federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan  Maxamuud Cabdulle (Jaabiri) ayaa maanta deegaanka Gubadleey ka dhagax dhigay dugsiga saree ee gubadleey kaasi oo ay wax ku baran doonaan caruurta deegaan. Munaasabad dhagax dhiga waxaa sido kale ka qeyb-galay ku xigeenada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiyaha gobalka banaadir ahna duqa magalada muqdisho  Cumar Maxamuud Maxmed (Cumar filish) iyo sii hayaha wasiiru-dowlaha wasaaradda waxbarashada xukumadda federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan  Maxamuud Cabdulle (Jaabiri) ayaa maanta deegaanka Gubadleey ka dhagax dhigay dugsiga saree ee gubadleey kaasi oo ay wax ku baran doonaan caruurta deegaan.

Munaasabad dhagax dhiga waxaa sido kale ka qeyb-galay ku xigeenada gobolka banaadir sida ku xigeenka maamulka iyo maaliyaqdda iyo ku xigeenka howlaha guud ee gobolka .

- Advertisement -

Maamulka deegaanka iyo qeybaha bulshada ayaa masuuliyiinta kusoo dhaweeyay waxaana ay ka hadleen baahida ay uqabaan bulshada xarun dugsi sare maadaama deegaanka haatan laga dareemo isbedel isla markaana ay ku adagtahay in magaalada muqdisho ay  usoo aadaan.

Sidoo kale waxaa goob ka ahaa masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo xildhibaanno ka tirsan barlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Caassimada  Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) oo la hadlayay bulshada deegaanka ayaa ku bogaadiyay inay sii wadaan ololaha isxilqaanka leh oo ay ku dhisanayaan xarumaha danta guud ee bulshada loogu adeego.

- Advertisement -

Maamulka deegaanka Gubadleey ayaa hore ololaha isxilqaan ugu dhisay Saldhiga Booliska ,Dusgiga Hoose iyo dhexe, iyo sidoo kale xarunta maamulka oo ka kooban garoonka ciyaaha,xarun iskuul,qeybaha xafiisyada maamulka iyo sidoo kale qeybo kale xarunta Cisbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee deegaanka.

ugu dambeyntii dhismaha iskuulka gubadleey ee maanta la dhagax dhigay waxaa iska kaashanaya maamulka gobolka Banadir iyo wasaaradda waxbarashada dowladd Soomaaliya

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts