HomeWararMaxay ka wada hadleen C/raxaaan C/Shakuur iyo  R/Wasaare Maxamed Xuseen Rooble?

Maxay ka wada hadleen C/raxaaan C/Shakuur iyo  R/Wasaare Maxamed Xuseen Rooble?

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Siyaasiga Cabdraxmaan C/Shakuur Warsame ayaa war kasoo saaray kulan saacado qaatay oo uu la yeeshay Ra’iisul Wasaare maxamed Xuseen Rooble, kaasi oo looga hadlay arrimo kala duwan. Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakkur Warsame ayaa sheegay in kulanku uu ahaa mid iswaraysi iyo talo soo jeedin ah, waxaana intaas uu ku daray in ay si gooni […]

- Advertisement -

Siyaasiga Cabdraxmaan C/Shakuur Warsame ayaa war kasoo saaray kulan saacado qaatay oo uu la yeeshay Ra’iisul Wasaare maxamed Xuseen Rooble, kaasi oo looga hadlay arrimo kala duwan.

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakkur Warsame ayaa sheegay in kulanku uu ahaa mid iswaraysi iyo talo soo jeedin ah, waxaana intaas uu ku daray in ay si gooni ah diiradda u wada saareen  arrimaha mudnaanta leh oo ay ugu horayso doorashada oo xiligeeda ku dhacda, si cadaalad iyo sinaan lehna u dhacda.

- Advertisement -

Qoraal uu soosaaray CC Shakuur ayaa u qorna sida tan:

Kulan saacado qaatay ayaan maanta wada yeelanay Raysalwasaare Maxamad Xuseen Rooble. Kulanka oo uu Raysalwasaare Rooble igu martiqaaday ayaa iswaraysi iyo talo jeedin ahaa. Waxaan si gooni ah diirada u wada saarnay arrimaha mudnaanta leh oo ay ugu horayso doorashada oo xiligeeda ku dhacda si cadaalad iyo sinaan lehna u dhacda. Waxaan uga mahadcelinaya Raysalwasaaraha kalsooni gelinta ku aaddan in uusan doonaynin wax muddo kordhin ah, daddaal walbana uu isugu gaynayo sidii doorshada xilligeeda ugu qabsoomi lahayd, iskuna deyi doono in uu dadka u sinaado. Waxaan kaloo u mahadcelinaya Xildhibaan Abtidoon yare oo fududeeyay qabsoomida kulanka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories