HomeWararMadaxweynaha Galmudug oo hal arrin ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed

Madaxweynaha Galmudug oo hal arrin ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa khudbad ka jeediyay munaasabad lagu soo xirayay shirkii wadatashiga ahaa ee Madaxweyne Farmaaj, Madaxweyneyaasha maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho. Madaxweyne Qoorqoor oo xalay ku hadlaayay magaca Madaxweynyaasha maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir  ayaa u mahadceliyay madaxda iyo wufuudii kasoo qeybgashay munaasabadda, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa khudbad ka jeediyay munaasabad lagu soo xirayay shirkii wadatashiga ahaa ee Madaxweyne Farmaaj, Madaxweyneyaasha maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho.

Madaxweyne Qoorqoor oo xalay ku hadlaayay magaca Madaxweynyaasha maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir  ayaa u mahadceliyay madaxda iyo wufuudii kasoo qeybgashay munaasabadda, isagoo si gaar ah ugu mahadceliyay Madaxweyne Farmaajo oo uu sheegay inuu muujiyay tanaasul muddadii uu socday shirka wadatashi.

- Advertisement -

Waxaa uu sheegay Madaxweynaha Galmudug in muhiimad weyn ay leedahay in dalka Soomaaliya ay ka dhacdo doorasho loo dhan ah yahay heshiisna lagu yahay, isla markaana waqtigeeda ku dhacdo, la iskuna tanaasulo.

Isaga oo sii hadlaayay Qoorqoor ayuu shacabka Soomaaliyeed ugu  baaqay inay soo dhaweyaan heshiiskii ay Madaxda dowladda iyo dowlad Goboleedyada ka gaareen Doorashada 2020/2021.

Ugu dambeyn Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa sigaar ugu mahadceliyay shacabka iyo Maamulka Gobolka Banaadir sida diirran ee ay usoo dhaweeyeen madaxda Dowladaha Xubnaha ka ah dowladda  Federaalka Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts