HomeWararMadaxweynayaasha Jubbaland iyo Galmudug oo kulan gaar ah yeeshay

Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Galmudug oo kulan gaar ah yeeshay

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa kulan la qaatay Madaxweynaha Galmudug Axmed cabdi kaariye Qooqqoor. Labada Madaxweyne ayaa kulan gaar ah ku yeeshay Muqdisho, waxaana inta kulanku socday ay ka wada hadleen arrimaha siyaasadda dalka. Marxaladda kala guur ka ee dalku marayo ayaa qayb ka ahyd waxyaabaah ay ka wada hadleen labada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa kulan la qaatay Madaxweynaha Galmudug Axmed cabdi kaariye Qooqqoor.

Labada Madaxweyne ayaa kulan gaar ah ku yeeshay Muqdisho, waxaana inta kulanku socday ay ka wada hadleen arrimaha siyaasadda dalka.

- Advertisement -

Marxaladda kala guur ka ee dalku marayo ayaa qayb ka ahyd waxyaabaah ay ka wada hadleen labada Madaxweyne Axmed maaxmed islaam Axmed Madoobe iyo Madaxweynaah Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor.

kulankan oo ahaa casho sharaf  yaa Madaxweynaha Galmudug hoyigiisa ugu sameeyay Madaxweynaha Jubaland, waxaana si gaar ah diiradda loogu saaray oo lagu faaqiday Doorashooyinka 2020/2021 iyo iskaashiga labada Dowladood.

Madaxda maamul Goboleedyada iyo madaxweyne Maxamed Cabdulaahi maxamed farmaajo ayaa waxaa shir uu uga socdaa Magaalada Muqdisho, waxaana mas’uuliyiintu ay ka shirayaan sidii go’aan looga gaari lahaa arrimaah siyaasadda ee hadda taagan gaar ahaa doorashooyinka soo aaddan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts