HomeWararGuddoomiye Mursal oo kulan la yeeshay Madaxweyne Waare iyo Lafta-gareen

Guddoomiye Mursal oo kulan la yeeshay Madaxweyne Waare iyo Lafta-gareen

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa kulan la qaatay Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle. Kulanka ayaa intii uu socday waxaa looga hadlay arrimo kala duwan oo ku aadan xaalada siyaasadeed ee dalka Soomaaliya, marxalada kala guurka, arrimaha Doorashooyinka dalka ka dhacaya dhammaadka sanadkaan. Guddoomiye Mursal ayaa Madaxweyneyaasha Hirshabeelle […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa kulan la qaatay Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle.

Kulanka ayaa intii uu socday waxaa looga hadlay arrimo kala duwan oo ku aadan xaalada siyaasadeed ee dalka Soomaaliya, marxalada kala guurka, arrimaha Doorashooyinka dalka ka dhacaya dhammaadka sanadkaan.

- Advertisement -

Guddoomiye Mursal ayaa Madaxweyneyaasha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo Koonfur Galbeed C/Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen uga mahadceliyay dadaalkooda ku aadan ka qeyb qaadashada sidii  dalka uga dhici laheyd Doorasho xor ah.

Waare iyo Lafta-gareen ayaa maalmihii lasoo dhaafay ka waday Magaalada Muqdisho kulamo siyaasadeed oo ay la qaadayeen Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda, siyaasiyiin, Madaxweyneyaashii hore ee dalka iyo xubno kale.

Labada Madaxweyne ayaa kulamo kale la qaatay Madaxweyneyaasha Galmudug, Puntland iyo Jubbaland, iyagoo ka wada hadlay siyaasadeed xaaladda dalka iyo xiriirka u dhexeeya maamuladooda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts