HomeCaalamkaXabaal wadareed laga helay degaan ay ka howlgasho koox diimeed

Xabaal wadareed laga helay degaan ay ka howlgasho koox diimeed

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Booliska Panama ayaa sheegay inuu baarayo xabaal wadareed ay rumaysan yihiin inay ku jiraan haraadiga dad ay dileen koox diimeed.

Baarayaasha ayaa waxa ay isha ku hayaan soo faagista qalfoofka ku haray deegaan fog oo ku yaal gobolka waqooyi-galbeed ee ee Ngäbe-Buglé ee dalkaas halkaas oo ay ku nool yihiin dadka waddankaas loogu tagay.

- Advertisement -

Bishii Janaayo ayaa goob halkaas u dhaw waxaa laga helay xabaal-wadareed ay ku jireen maydadka todoba qof. Dhibanayaashaas oo lala xiriiriyay koox diimeed la rumaysan yahay inay qaadaysay weerrar ka dhan ah dad ay u arkaan inay dhibaato yihiin.

Dacwad ooge Azael Tugri ayaa sheegay in baarayaasha ay qasab ku noqotay inay muddo 10 saacadood ah buuraha fuulaan si ay u gaaraan xabaal-wadareedka, kaas oo laga helay dhinaca waqooyi ee gobolka Ngäbe Buglé, bartaas oo webi u dhaw.

Deegaankaas ayaa waxa uu 350km galbeedka ka xigaa magaalada caasimadda ah ee Panama City.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories