HomeCaalamkaMidowga Culimada Islaamka oo War kasoo saaray heshiiskii Baxreyn & Israaiil

Midowga Culimada Islaamka oo War kasoo saaray heshiiskii Baxreyn & Israaiil

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Midowga Caalamiga ah ee Culimada Muslimiinta ayaa si rasmi u muujiyay dareenkiisa ku aaddan heshiiska Dowladda Baxrayn ay dhawaan la galay Israel, kadib markii  heshiis uu shaaciyay Madaxweyaha Mareykanka. Midowga Caalamiga ah ee Culimada ayaa heshiiskaas Baxrayn la gashay Israel waxaa ay ku ilmaameen inuu yahay khiyaano qaran oo laga gelayo shacabka Falastiin iyo umadda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Midowga Caalamiga ah ee Culimada Muslimiinta ayaa si rasmi u muujiyay dareenkiisa ku aaddan heshiiska Dowladda Baxrayn ay dhawaan la galay Israel, kadib markii  heshiis uu shaaciyay Madaxweyaha Mareykanka.

Midowga Caalamiga ah ee Culimada ayaa heshiiskaas Baxrayn la gashay Israel waxaa ay ku ilmaameen inuu yahay khiyaano qaran oo laga gelayo shacabka Falastiin iyo umadda Islaamka ah.

- Advertisement -

Xoghayaha Guud ee Midowga Culimada Islaamka Ali Al-Qardagi ayaa sheegay in kulankii ugu danbeeyey ee midowga uu kasoo baxay bayaan ay kaga hadlayaan heshiiskaas iyo sida ay u arkaan,

Sidoo kale Xoghaye Ali Al-Qardagi ayaa tilmaamay in heshiiskaasi uu yahay mid lagu deg degay, maadaama Israel ay weli ku adkaysanayso inay sii haysato dhulka umadda islaamka ah ee Falastiin.

Waa waddankii Afaraad oo Carbeed, isla markaana xiriir diblumaasiyadeed oo toos ah la yeesha Israaiil, waxaa heshiis hore la gaaray Israaiil wadamada Masar, Urdun, iyo Imaaraadka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts